Qeexid
"Cid anafo ugeysasho."
[-feeyay, -feysay]
anafe eeyay
anafe eysay
f.g2"Cid anafo ugeysasho."
Wadaag:
Qalab wax lagugooyo af u yeelid.
f.g2
-feeyay, -faysay
Wadaag:
Ku a.: arrin kueedoobid (cid).
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
ana qr. Hadday u yaraato; haddaan wax kalejirin; agow; xataa. Tus. “Ana ii ahaateenaa!”;“Ana roob di'i lahaayaa!” ld anaa2.
Wadaag:
Wax deeqid, ama ka fillaansho.
f.g2
-feeyay, -feysay
Wadaag:
Hadal, kolka la doodayo lahormarsado, og waxyaalo la oran doonomarmarsiinyo looga dhigo, ama waxyaalolaga baqayo soo qaadkood lagu gudbo.
m.f.dh
Wadaag:
Magacuyaalka qofka kowaad ooka kooban 'ani' iyo 'aa 1'.
mu.eb
Wadaag: