Qeexid

"Dhibaato af iyo addin lagu geysto."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga anafo oo kali ah:
  • Qarannimadu halis bay ku jirtaa, haddii ninka u bokhrani caado ka dhigto, anafo iyo aar-goosi, ama cudurka uu yeesho ee qaado lagu yidhaahdo, uu kal didsan ku qaato, oo uu arrin kasta laalo, si mar walba, loo sii kala-fogaado.
  • Arrimahaas dartood waxaan si ixtiraam leh ugu soo jeedin lahaa guddiga doorashada madaxweynaha inay dib u eegaan shuruudaha ay ku xireen doorashada madaxweynaha, kana eegaan arrinta meella badan, kanafogaadaan inay jeexaan wada halaq mareen ah.