[-ooday, -ootay]
anafo oday
anafo otay
"Ku a.: arrin kueedoobid (cid)."
Wadaag:
eeg anafoo.
m.f.l
Dhibaato af iyo addin lagu geysto.
m.dh
Cid anafo ugeysasho.
f.g2
-feeyay, -feysay
ana qr. Hadday u yaraato; haddaan wax kalejirin; agow; xataa. Tus. “Ana ii ahaateenaa!”;“Ana roob di'i lahaayaa!” ld anaa2.
eeg anafee.
m.f.dh
Magacuyaalka qofka kowaad oo kakooban 'ani' iyo 'oo'.
mu.eb
anaa2 qr. ld ana.
Magacuyaalka qofka kowaad ooka kooban 'ani' iyo 'aa 1'.