Qeexid

"Waxtarka cuntadu jirka uleedahay; dheef; nafaqo."

Qeexid Kale

ld anficid.

Qeexid Xigta

Anfaco: cunto.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine