Qeexid
"(-cay, -cday; -fici) Cid faa'iido uyeelasho (wax)."
"(-cay, -cday; -fici) Cid faa'iido uyeelasho (wax)."
Wadaag:
Waxtarka cuntadu jirka uleedahay; dheef; nafaqo.
Anfaco: cunto.
ld anficid.
m.l
Wadaag:
Dareen kulminaya yaab weyniyo cabsi; argaggax.
ld anfariirid.
m.l
Wadaag:
Yaab weyn iyocabsi dareemid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax anfariirhayo ahaansho. ld hanfariirsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: