Qeexid

"Dareen kulminaya yaab weyniyo cabsi; argaggax."

Qeexid Xigta

ld anfariirid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga anfariir oo kali ah:
  • Waxaa loogu nool yahay hadda qaab argaggax,anfariir iyo ishaafalatayn un ah.
  • Wasaarada arimaha dibada ee Mareykanka oo ka anfariirsan baaritaanadaan la sameeyay ayaa sheegtay in gabi ahaan la hakiyay qoxootigii ay ka soo qaadi jireen dalalka Afrika.