Qeexid
"Dareen kulminaya yaab weyniyo cabsi; argaggax."
Qeexid Xigta
ld anfariirid.
"Dareen kulminaya yaab weyniyo cabsi; argaggax."
ld anfariirid.
Wadaag:
Yaab weyn iyocabsi dareemid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax anfariirhayo ahaansho. ld hanfariirsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Bixid, argagixid. ld anfariir2.
f.mg1
-iiray, -iirtay
Wadaag:
Cabsiin, nixin. ld anfariiri.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dhaxan ama jirro oo jirku la ruxdo.
ld gallayr.
ld gariirid.
m.l
Wadaag:
Qof la hanfariiray ahaansho. ld anfariirsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Googo' laga jaro weel, maro si afkeedu u sinnaado.
Cayil ay keento dhalid la'aantu.
m.l
Wadaag:
Abaar daran.
Turriinsho la'aan; naxdiin la'aan. ld geseriir1.
m.l
Wadaag:
Xoolo, xero la'aan baryid. ld banfariiso.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag: