Qeexid
(-rmay, -rantay; -rmi) Wax laangaray noqosho.
(-rmay, -rantay; -rmi) Wax laangaray noqosho.
Fal / verb
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax laangaray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Qof meel cidla ahuga tegid.
Qeexid Xigta: Qof dhibaato ku dhaafid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld angarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax fangar leh ahaansho. ld fongoran (2).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ldangarnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld angar1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax si dilindillo ah u socosho. ld garaangar2, garaangir2, giraangir2, giringir2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Bir wareegsan dhexda ka bannaan oo carruurtu ku ciyaarto.
Qeexid Xigta: Hab loo dego oo aqallada lagu wareejiyo xoolaha. ld garaangar, garaangir, giraan, giraangir, girangir,
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg angar1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax wareegsan dilindillayn. ld garaangari, garaangiri, giraangiri, girangiri, gir
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.u
Qeexid: Geela intiisa aan weli gaarinda'dii uu ku rimi ama wax ku rimin lahaa.
Qeexid Xigta: Doog iyo barwaaqo badan.
Qeexid Kale: Aa.ah: meeldoog badan leh. 4. Aa.ah: waqti doog iyobarwaaqo leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax qaarka hore midab ku leh ahaansho (ri').
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Hu' hoosaad qafiif ah oo shaatiga laga hoos gashado si uu dhididka uga ilaaliyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld garangarin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg garangari. ld garaangarin, garangaaris, garangaris, garaangirin,
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld garaangarid, garaangirid, giraangirid, giringirid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
qr.diid
Qeexid: ld aan2.
qr (qurub) - qurub (particle) [Qeyb: naxwe]
diid (Diidmo) - Diidmo (negation) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-rmay, -rantay: -rmi) Cid, waxku qatalmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Cid wax kuqataltay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Arrin iwm wax laaxaray ahaansho. ld axran.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]