Qeexid
"(-do, m.dh) (c.naf.)Mowqifka ama dabeecadda ku tusaysa in aadadiga is muujisid naftaada keliya, ama aadaaminsantahay in aad ka muhimsantahaydadka kale, adigoo aan xaqiiqsan, mudnaangaar ahna aad is siisid."

Wadaag:
Wax la jeclaysiga qof naftiisakeliya wax la rabo. ld anaaninnimo.
m.dh
Wadaag:
Dabci wanaagsan oo qof leeyahay; dadnimo; raxmad. ld insaaniyo.
m.dh
Wadaag:
(dhaq.) Qorshe waqtiyeysan oo maaliyadeed oo loogu talaggalay in hawl lagu fuliyo.
m.dh
Wadaag:
Wax hannaan wanaagsan u yeelid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Haweeney masrax ka heesta.
Haweeney fanka ku xeel dheer.
m.dh
Wadaag:
Macacuyaalka qofka kowaad ooka kooban 'ani' iyo 'iyo'.
mu.eb
Wadaag:
magacuyaal tilmaamaya qofkakowaad ee wadarta ah oo ka baxsan kuwalala hadlayo ama wax loo qorayo. ld anna2.
mu.eb
Wadaag: