Qeexid

"magacuyaal tilmaamaya qofkakowaad ee wadarta ah oo ka baxsan kuwalala hadlayo ama wax loo qorayo. ld anna2."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

Ebyoon naxwe,

Ebyoon / independent