Qeexid
"(-ooyin, m.l) (baay.) Faylam kamid ah laf dhabarla'da oo ka koobangoryaanno maraaraysan, tusaale: dirxidhuleed. Anniliiduhu wuxu leeyahay jidhjilicsan oo dhululubaysan kaas oo ay kamuuqdaan maraaro. Maraarahaasi waxay aaduga muuqdaan dhinaca dusha iyaga oo utaxan sida fargallada ama kaatun. Dhinacagudaha maraar kasta waxa tan kale udhexeeya xuub iyo xaad dag."