Qeexid

"Muslinkii hore oo reer Madiinaoo Nebi Maxamed (nnk) iyo Muhaajiriintiisoo dhoweeyey oo taageerada weyn u fidiyay."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ansaar oo kali ah:
  • Kooxo hubeysan oo gacansaar la leh Al-shabaab ayaa xiray xafiiskii hay'ada WFP ee degmada Bu'aale ee Gobolka Jubada dhexe sida ay sheegeen mas'uuliyiin ka tirsan hay'adaas oo ku sugan Somalia.
  • Inta badan Muqdisho ayaa waxaa gacanta ku haya kooxaha mucaaradka ah, iyadoo saldhiyo badan oo muhim ah lagala wareegay xukuumada Somalia, halkaasoo ay ku sugnaayeen maleeshiyo Islaamiyiin ah oo dowlada gacansaar la leh.