Qeexid
"ld banaaxi2,insaarax2."
[-xay, -xday]
ansaarax2 ay
ansaarax2 day
f.mg1"ld banaaxi2,insaarax2."
Wadaag:
Muslinkii hore oo reer Madiinaoo Nebi Maxamed (nnk) iyo Muhaajiriintiisoo dhoweeyey oo taageerada weyn u fidiyay.
m.dh.u
Wadaag:
(-xay, -xday; -sixi) Wax diintaiyo sharciga waafaqsan noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Dhal u soo hiloobid (lo'). ld ansaarax2.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag:
Sidbasho.
Wax xadkoodii dhaafid.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag:
U soo hiloobidda lo'da ay u soo hiloowdo dhashoodii; araasi. ld ansaarax1, araasi1.
m.dh
Wadaag:
Kabo jaan cusub la saaray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Hilib wax isbeddeley noqosho.
Wax suyacay noqosho (Caano, biyo iwm).
f.mg1
Wadaag:
Caano biyo ka yar ku darid.
Xoolo, bardooddan samayn.
f.g1
Wadaag:
(qaan.) Ansixin heshiis qoraal ahama dukumenti oo la siinayo caddeynsaxiixid ah, oo aad sameysay mid rasmi ah.
m.dh
Wadaag:
Caano ansaleel kadhigid. ld ansareeri.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: