Qeexid
"ld banaaxiyid, insaarixid."
"ld banaaxiyid, insaarixid."
Wadaag:
Muslinkii hore oo reer Madiinaoo Nebi Maxamed (nnk) iyo Muhaajiriintiisoo dhoweeyey oo taageerada weyn u fidiyay.
m.dh.u
Wadaag:
Hilow muujis (lo'). ld ansarixi.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-xay, -xday; -sixi) Wax diintaiyo sharciga waafaqsan noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(qaan.) Ansixin heshiis qoraal ahama dukumenti oo la siinayo caddeynsaxiixid ah, oo aad sameysay mid rasmi ah.
m.dh
Wadaag: