Qeexid

"Hab xun oo bulshada looladhaqmo. ld anshaxdarnaan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga anshaxdarro oo kali ah:
  • "Warbixintan waa mid anshaxdarro ah, waxaana diyaariyay hay'ado ay ka mid tahay WFP oo doonaysay sanadkii hore raashin dhacay oo dad badan ay ku xanuunsadeen u qaybiso qoysas Soomaaliyeed oo baahan" ayuu yiri Gacma-dheere.