Qeexid

"Anshax; asluub."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga anshi oo kali ah:
  • Hotelka ayaan ku dhex arkay dhowr qof oo ajaanib ah kuwaaso ii sheegey inay aad u jeclaadeen imaanshiyaha magaalada Boorama.
  • Cudurkan Dabayshu dawo ma laha, sidaa awgeed dariiqa keliya ee inoo banaani waa inaynu ka-hortagnaa imaanshihiisa.