"eeg ansixi. ld ansixis."
Wadaag:
Wax ansax ka dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
ld ansax1 (2).
m.f.dh
ld ansixin.
m.l
ld banaaxiyid, insaarixin.
m.dh
(qaan.) Ansixin heshiis qoraal ahama dukumenti oo la siinayo caddeynsaxiixid ah, oo aad sameysay mid rasmi ah.
Burcad la shiilay subagga saafiga ah oo ka soo baxa.
eeg asbixi.
eeg aflixi. ld aflixis.
Magacuyaalka qofka kowaad oo kakooban 'ani' iyo 'se'.
mu.eb