Qeexid
"eeg antaweeri. ldantaweeris."
"eeg antaweeri. ldantaweeris."
Wadaag:
Cid si danteedaloo dhaafiyo in muddo ah warwareejin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
A. ah: hilib jiir ah oo daliigodhaadheer oo dhuudhuuban laga dhigay.
m.l.kh
Wadaag:
(-yo, m.dh) (jool.) Dhuxul dhagaxeed adag oo madow oo dhalaala oo ahdhuxusha ugu heerka sarraysa oo ay ku jiraanqiyaasta ugu yar ee biyo iyo maatarka aanxasilloonayn, iyo heerka xaddidan ee usarreeya ee urkaarboonka.
m.l
Wadaag:
Wax xadkoodi caadigaahaa ka batay.
ld antaradhaafid.
m.l
Wadaag:
Wax xadkoodicaadiga ahaa ka badin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Waxxadkoodi caadiga ahaa dhaafid.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag: