Qeexid

"A. ah: qof biyo iyo cunto la'aandarteed u liita. ld caq."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aq oo kali ah:
  • Ilaa xad arrintaasi waa u suuro gashay odayaashii madaama aqoonta dadweynuhu xiligaas aad u hoosaysay.
  • Sida dadkiisii intii badanayd, gaar ahaan kuwii aqoonta lahaa, aad moodid inay ka door bidayaan afaf kale.