Qeexid
"(-alay, -ashay; -geli) Laba qofoo isguursaday markii ugu horraysay si rasmiah guri u wada gelid. ld aroosgal2."
"(-alay, -ashay; -geli) Laba qofoo isguursaday markii ugu horraysay si rasmiah guri u wada gelid. ld aroosgal2."
Wadaag:
Marka ugu horraysa ee laba qof ooisguursaday oo si rasmi ah guri u wadadegay. ld aqalgelid.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) Dhis dadku dhexdiisadego oo ku noolaado; guri; hooy; min.
m.l
Wadaag:
Nafley dheddig gooloobid.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag:
(-alay, -ashay; -geli) Wax waxtar weyn leh noqosho.
f.g1
Wadaag:
Cid wax laweyddiistay yeelid.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
(-llo, m.dh) (nax.) Xaraf keligii lagu dhawaaqi karo oo intii la doono la jiidi karo; shaqalladu waxay ka dhashaan hawo soo marta marinka codka iyagoo aan waxba celinin. Tus. “a, e, i, o, u, aa, ee iwm”. Sh. culus: shaqallada soomaliyeed iyagoo ah 10 (5 gaagaaban iyo 5 dhaadheer) ayaa haddana midkiiba uu yeelan karaa laba cod: mid “culus” sida “duul” (oo ah duullaan u bixid) iyo mid “fudud” sida “duul” (oo ah haadid).
m.l
Wadaag:
Aqal gembis ah, rarma, oo kakooban raro, dhigo udbo, saamo iyo xargooo miyiga Soomaaliya laga dhisto.
m.l
Wadaag: