Qeexid
Aqal gembis ah, rarma, oo kakooban raro, dhigo udbo, saamo iyo xargooo miyiga Soomaaliya laga dhisto.
Aqal gembis ah, rarma, oo kakooban raro, dhigo udbo, saamo iyo xargooo miyiga Soomaaliya laga dhisto.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: Dadka Soomaaliya deggen ama ku hadla af-soomaaliga.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.kh
Qeexid: Luqadda soomaalida u gaarka ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -yeeyay, -yaysay
Qeexid: Soomaali ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -oobay, -owday
Qeexid: Soomaali noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg soomaalyee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld aroosi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Dhis dadku dhexdiisadego oo ku noolaado; guri; hooy; min.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-alay, -ashay; -geli) Laba qofoo isguursaday markii ugu horraysay si rasmiah guri u wada gelid. ld aroosgal2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Marka ugu horraysa ee laba qof ooisguursaday oo si rasmi ah guri u wadadegay. ld aqalgelid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld aqalgal1, aroosgal1, aroosgelid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld aroosin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]