Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
aqli
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
Tusaale
Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aqli oo kali ah:
Erayada u qoraal eg: `aqli`
maqli
Qeexid
ld maqle. Beer, bari iyo hilib la jarjaray oo laysku shiilay.
Dixri ku dhasha hilibka baruurta leh.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
caqli
Qeexid
(-iyo/cuquul, m.dh) Awood binu'aadanka u gaar ah oo ay wax ku kala gartaan; garaad. ld aqli.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
aq
Qeexid
A. ah: qof biyo iyo cunto la'aandarteed u liita. ld caq.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag: