Qeexid Kale
ld aqool2 (2).
ld aqool2 (2).
Wadaag:
(f.g) Dadbadan cunto u qaybin.
(f.g) Wax dadbadan ka dhexeeya maamulid.
(f.mg) Iyadoo hawl maalmeed la soo dhammeeyayguri u soo noqosho.
f.g
-oolay, -ooshay
Wadaag:
Waqtigahawlmaalmeedka la dhammeeyo ee guryahaloo noqdo.
Sida cuntada loo qaybiyo.
m.l
Wadaag:
(yaqaan, taqaan; yiqiin,tiqiin/aqooday, aqootay) Wax hore lookasayey muddo dambe dib u garasho. Tus.“Hashi iga luntay ayaan geel ka aqooday”.
f.g3
Wadaag:
aqoon farsamo m.dh 1. (qaan.) Ficil amaxaalad sharciyeesan uu sharcigu oggolaadayama ansixiyey. 2. Hab aqooneed, ama xeeladwax lagu sameeyo hawl, farsamo, gaar ahaandhinaca cilmiga ama farsamada.

Hab aan wanaagsanayn oowax loo qaybiyo. ld aqoolxumi.
m.dh
Wadaag:
Wax aanaqool wanaagsan lahayn ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag: