Qeexid
"eeg aqoolan. ldaqoolnaansho."
"eeg aqoolan. ldaqoolnaansho."
Wadaag:
Xaaladda qof aan cilmibarani ku suganyahay.
Xaaladda uu kusuganyahay qof aan wax qori karin waxnaakhriyi karin; jaahilnimo; aqoon la'ahaansho.
eeg aqoondaran. ld aqoondarnaansho,aqoondarri, aqoondarro.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Dadbadan cunto u qaybin.
(f.g) Wax dadbadan ka dhexeeya maamulid.
(f.mg) Iyadoo hawl maalmeed la soo dhammeeyayguri u soo noqosho.
f.g
-oolay, -ooshay
Wadaag:
Waqtigahawlmaalmeedka la dhammeeyo ee guryahaloo noqdo.
Sida cuntada loo qaybiyo.
m.l
Wadaag:
eeg aqoonxun. ldaqoonxumaansho, aqoonxumi,aqoonxumo.
m.f.dh
Wadaag:
(yaqaan, taqaan; yiqiin,tiqiin/aqooday, aqootay) Wax hore lookasayey muddo dambe dib u garasho. Tus.“Hashi iga luntay ayaan geel ka aqooday”.
f.g3
Wadaag: