Qeexid
"Wax aanaqool wanaagsan lahayn ahaansho."
[-umaa, -umayd]
aqoolxun4 maa
aqoolxun4 mayd
f.mg4"Wax aanaqool wanaagsan lahayn ahaansho."
Wadaag:
Hab aan wanaagsanayn oowax loo qaybiyo. ld aqoolxumi.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Dadbadan cunto u qaybin.
(f.g) Wax dadbadan ka dhexeeya maamulid.
(f.mg) Iyadoo hawl maalmeed la soo dhammeeyayguri u soo noqosho.
f.g
-oolay, -ooshay
Wadaag:
Waqtigahawlmaalmeedka la dhammeeyo ee guryahaloo noqdo.
Sida cuntada loo qaybiyo.
m.l
Wadaag:
(yaqaan, taqaan; yiqiin,tiqiin/aqooday, aqootay) Wax hore lookasayey muddo dambe dib u garasho. Tus.“Hashi iga luntay ayaan geel ka aqooday”.
f.g3
Wadaag:
Qof aancilmi badan lahayn ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag:
aqoon farsamo m.dh 1. (qaan.) Ficil amaxaalad sharciyeesan uu sharcigu oggolaadayama ansixiyey. 2. Hab aqooneed, ama xeeladwax lagu sameeyo hawl, farsamo, gaar ahaandhinaca cilmiga ama farsamada.
Wadaag:
aqoon farsamo m.dh 1. (qaan.) Ficil amaxaalad sharciyeesan uu sharcigu oggolaadayama ansixiyey. 2. Hab aqooneed, ama xeeladwax lagu sameeyo hawl, farsamo, gaar ahaandhinaca cilmiga ama farsamada.
Wadaag:
aqoonta ummulinta m.dh (daaw.) Qayb kamid ah cilmi takhtareedka oo ku saabsanxanaaneynta dumarka inta ay uurkaleeyihiin, marka ay dhalayaan iyo lixtoddobaad oo ku xigta xilliga dhalmadamarka xubnaha taranku ay dhibaatobaxayaan.
Wadaag: