Qeexid

"Cid wax kale ucitiraaftay ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aqoonsan oo kali ah:
  • Waxaad tahay Maayorkii magaalada Berbera, shacbiguna wuu kuu aqoonsanyahay inaad xilka aad ummad u haysid, waana laga qurux badan yahay Guddoomiye in adiga oo goob-joog ah, cid kale xaliso dhibaatooyinka Gudaha Gobolkaaga.
  • Somaliland waxa ka shaqeeya shirkado diyaaradood oo badan, ka duullimaad badan, kana rakaab badan qaar ka mid ah kuwa ay leeyihiin waddamada la aqoonsan yahay.