Qeexid
"eeg aqoonso. ld aqoonsad,aqoonsi."
"eeg aqoonso. ld aqoonsad,aqoonsi."
Wadaag:
Cid wax kale ucitiraaftay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Waxcitiraafid.
Wax hore loo kasayey muddodambe dib u garasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Warqadda a.ga: dokumentirasmi ah oo ay ku yaalliin magac dhan,sawiriyo wixii kale oo caddaynaya qof sugiddiisa.
Warqadda citiraafka.
ld aqoonsasho.
m.l
Wadaag:
Cid wax si dhabah uga dhaadhacsiin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
aqoon farsamo m.dh 1. (qaan.) Ficil amaxaalad sharciyeesan uu sharcigu oggolaadayama ansixiyey. 2. Hab aqooneed, ama xeeladwax lagu sameeyo hawl, farsamo, gaar ahaandhinaca cilmiga ama farsamada.