Qeexid
"eeg aqoonxun. ldaqoonxumaansho, aqoonxumi,aqoonxumo."
"eeg aqoonxun. ldaqoonxumaansho, aqoonxumi,aqoonxumo."
Wadaag:
Qof aancilmi badan lahayn ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag:
eeg ayaanxun. ldayaanxumaansho, ayaanxumi,ayaanxumo.
m.f.dh
Wadaag:
Cid wax kale ucitiraaftay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Xaaladda qof aan cilmibarani ku suganyahay.
Xaaladda uu kusuganyahay qof aan wax qori karin waxnaakhriyi karin; jaahilnimo; aqoon la'ahaansho.
eeg aqoondaran. ld aqoondarnaansho,aqoondarri, aqoondarro.
m.dh
Wadaag:
aqoon farsamo m.dh 1. (qaan.) Ficil amaxaalad sharciyeesan uu sharcigu oggolaadayama ansixiyey. 2. Hab aqooneed, ama xeeladwax lagu sameeyo hawl, farsamo, gaar ahaandhinaca cilmiga ama farsamada.

eeg aayaxun. ldaayaxumaansho, aayaxumi, aayaxumo.
m.f.dh
Wadaag:
Qof aanaqoon lahayn ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
eeg aragxun. ldaragxumaansho, aragxumi, aragxumo.
m.f.dh
Wadaag: