Qeexid

"(-nno, m.dh) Qof aqoontiisacilmiyeed sarraysa."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aqoonyahan oo kali ah:
  • Dooddaas oo ay soo qabanqaabisay Gaboodka Haweenka ee NAGAAD, waxaa ka qaybgalay aqoonyahano, siyaasiyiin, wasiiro, Mudanayaal Baarlamaanka Somaliland ka tirsan iyo xubno ka mid ah ururada Siyaasadda dalka, iyo marti-sharaf kale.
  • Horay hogaamiyayaal iyo aqoonyahano Soomaaliyeed oo uu hogaaminayay Prof.