Qeexid
Aqoonyahanahaansho.
Aqoonyahanahaansho.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Qof aqoontiisacilmiyeed sarraysa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Beeraqoon ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Aftahan ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh Qof aqoon loo leeyahay; layaqaan; indhagarad. ld aqoonnin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Saynisyahan ahaan sho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Dagaalyahan ahaansho (qof).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld aqoonni.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld aqoonxumaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Agoon ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: aqoon farsamo m.dh 1. (qaan.) Ficil amaxaalad sharciyeesan uu sharcigu oggolaadayama ansixiyey. 2. Hab aqooneed, ama xeeladwax lagu sameeyo hawl, farsamo, gaar ahaandhinaca cilmiga ama farsamada.
m.dh
Qeexid: Cilmi.
Qeexid Xigta: Garasho dheerad ahoo wax loo leeyahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Abwaan ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Aabbe ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Abbaan ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Addoon ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: aqoonla'aan m.dh Xaaladda qof aan cilmibarani ku suganyahay. ld aqoonli'i.
Qeexid: aqoonta cudurrada m.dh eeg baatoloji.
Qeexid: aqoonli'i m.dh ld aqoonla'aan.
m.l
Qeexid: Warqadda a.ga: dokumentirasmi ah oo ay ku yaalliin magac dhan,sawiriyo wixii kale oo caddaynaya qof sugiddiisa.
Qeexid Xigta: Warqadda citiraafka.
Qeexid Kale: ld aqoonsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: aqoonta kansarka m.l (daaw.) eeg onkooloji.