Qeexid

"Orod iyo ci' uu sameeyo sac dhalaymarka uu u soo socdo dhashiisa. ldinsaarax1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga araasi oo kali ah:
  • Haweeneydan oo degmadaas wax ku bareysey Dumarka misaakiinta ee danyarta farsamo tolliinka dharka ayaa ah haweeneyddii ugu horreysa ee lagu dilo Gobollada dhaxe,halka Gobollada Koonfureed haweenka la laayey ay daraasiin ahaayeen.
  • Dhinaca wabrashada, manhajka daraasiga wadamada Musllimiinta oo dhan waxay ku salysan yihiin nidaam reer galbeed ama bari ah.