Qeexid

(-rgo ..., m.l) (daaw.)Xaalad arag oo ay fallaaraha ifku kudhacayaan meel ka horreysa xuubka aragga(reetina); wixii yaal meel ka fog lix mitir sifiican looma arko, isha oo la khasbanalaguma sixi karo. Waa in la qaatomurayadaha indhaha oo takhtarku u qoray.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine