Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
aragbeel1
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
Erayada u qoraal eg: `aragbeel`
aragbeelid
Qeexid
ld indhabbeelid.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
arag
Qeexid
Indhomuuqaal qabasho.
Fiirin.
U a.: arrin sigaar ah cid ula muuqasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
arag
Qeexid
Hawsha indhuhu jirka u qabtaanee ugu tebiyaan walxaha ka hor imaanayaawaxa ay yihiin.
Muuqaal.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
aragti
Qeexid
Sida arrin cid ugumuuqato.
Awoodda waxgarashada dadka.
Arag. 4. Fikrad, mabda' iwm oo cidirumaysantahay kuna salaysan xeerar iyoqawaaniin gaar ah.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
afbeel
Qeexid
ld afbeelid.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
afbeel
Qeexid
Wax aan waxgoyn karin noqosho (qalab af leh).
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
is-arag
Qeexid
Kulan laba qof ama ka badan dhex mara.
Tartan dhex mara laba kooxood.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
aragxun
Qeexid
Nafley ayjirro, macluul iwm ka muuqdaan ahaansho.
Nafley aan indhaha si fiican wax ugaarkeyn ahaansho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
aragtida
Qeexid
aragtida kuwaantam m.dh (-iyada ..., m.dh) (fiis.) Aragti ugu horeyntii u soo saaray MaksBlank (1858-1947) oo sharaxaysa kaahawalax madow, wuxuuna soo bandhigay afeefah in tamarta birlabdanabeedku ku baxdo kuna qaadanto qaybo joogto ahayn oo kudhufsanayaal abyoon ah. Tusaale ahaan,tamartu waxa ay u baxdaa baakidho yar yaroo isdabajoog ah. Rakaad kasta oobirlabdanabeed waxa la xiriira baakidhoyaryar oo tamar ah, ma jirto tamar la helo ooka yar baakidhadan, kuwaas oo loo yaqaanokuwaantaam ama footoon.
Wadaag:
aragtida
Qeexid
aragtida Darwin m.dh (-iyaha ..., m.l) (baay.)Aragtida tadawurka ee ahayd isirka sinjiyadaoo Charles Darwin soo saaray 1859, taas ooilaa hadda dadka qaarkood rumaysanyahaysinjiyadu inay ka soo jeedaan noocyadaabnaqyada hoose, marka loo eego dariiqaddaxulashada dabeeciga.
Wadaag:
aragtida
Qeexid
aragtida kuwaantam m.dh (-iyada ..., m.dh) (fiis.) Aragti ugu horeyntii u soo saaray MaksBlank (1858-1947) oo sharaxaysa kaahawalax madow, wuxuuna soo bandhigay afeefah in tamarta birlabdanabeedku ku baxdo kuna qaadanto qaybo joogto ahayn oo kudhufsanayaal abyoon ah. Tusaale ahaan,tamartu waxa ay u baxdaa baakidho yar yaroo isdabajoog ah. Rakaad kasta oobirlabdanabeed waxa la xiriira baakidhoyaryar oo tamar ah, ma jirto tamar la helo ooka yar baakidhadan, kuwaas oo loo yaqaanokuwaantaam ama footoon.
Wadaag:
aragxumi
Qeexid
ld aragxumaan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
aragxumo
Qeexid
ld aragxumaan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
arag-qumin
Qeexid
(daaw.) Awoodda ishu ay kuqumiso dhererka kulmiska bikaacadeeda,ayna u tusto hummaagyo bayaan ah ee walxoyaala fogaanno kala duwan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
aragxumaan
Qeexid
eeg aragxun. ldaragxumaansho, aragxumi, aragxumo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
aragtiinka
Qeexid
aragtiinka asaasiga ee kalkulaska abynan m.l (xis.) Aragtiin tibaaxaysa xiriirka ka dhexeeyaabyan iyo xigsinayn, taas oo ah, haddiiabyanka f(x)dx uu jiro, iyo urliba fansaarkaf(x) uu jiro f'(x) = f(x) marka a x b; markaf(x)dx = F(b) - F(a).
Wadaag:
aragtiinka
Qeexid
aragtiinka asaasiga ah ee aljebra m.l (xis.)Isle'eq tibxaale kasta oo leh sansaanka a z +a,z + a z ... +a z + a =o, taas oo a , a , a ,...iwm ay yihiin tirooyin murakab ah oo lehugu yaraan hal xidid oo murakab ah.
Wadaag: