Qeexid

"Sida arrin cid ugumuuqato."

Qeexid Kale

Arag. 4. Fikrad, mabda' iwm oo cidirumaysantahay kuna salaysan xeerar iyoqawaaniin gaar ah.

Qeexid Xigta

Awoodda waxgarashada dadka.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Nin iyo baadidii aragti baa kadhexeysa”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine