Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
aragti-isir
m.dhWadaag:
Erayada u qoraal eg: `aragti-isir`
aragti
Qeexid
Sida arrin cid ugumuuqato.
Awoodda waxgarashada dadka.
Arag. 4. Fikrad, mabda' iwm oo cidirumaysantahay kuna salaysan xeerar iyoqawaaniin gaar ah.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
Wadaag:
is-arag
Qeexid
Kulan laba qof ama ka badan dhex mara.
Tartan dhex mara laba kooxood.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
Wadaag:
isir
Qeexid
isir ay wadaagaan m.l (-rro ..., m.dh) (xis.) Tirada isir ahaan ay u wadaagaan laba ama dhowr tiro, tusaale ahaan 4 iyo 6 waa isirrada ay wadagan 24 iyo 36 (eeg qaybshaha ay wadaagaan).
Wadaag:
isir
Qeexid
Asalkii hore ee nafleydu ka soo farcantay.
Taranta laba tibxood iyo wixii ka badan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
Wadaag:
aragti-haraa
Qeexid
(-iyo ..., m.dh) (xis.)Aragtida loo tibaaxo isle'egta f(x) = (x a)gx+f(a) taas oo micnaheedu yahay haddiitibxaale f(x) ee doorsoome x, loo qaybiyo (x a), oo a ay tahay madoorsoome; tibixdaharaaga waxa ay le'eg tahay qiimahatibxaalaha marka x = a. Tibxaalaha sare f(1) =2+3-1-4= 0, sidaa daraadeed (x-1) waa isir.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
Wadaag:
aragtida
Qeexid
aragtida kuwaantam m.dh (-iyada ..., m.dh) (fiis.) Aragti ugu horeyntii u soo saaray MaksBlank (1858-1947) oo sharaxaysa kaahawalax madow, wuxuuna soo bandhigay afeefah in tamarta birlabdanabeedku ku baxdo kuna qaadanto qaybo joogto ahayn oo kudhufsanayaal abyoon ah. Tusaale ahaan,tamartu waxa ay u baxdaa baakidho yar yaroo isdabajoog ah. Rakaad kasta oobirlabdanabeed waxa la xiriira baakidhoyaryar oo tamar ah, ma jirto tamar la helo ooka yar baakidhadan, kuwaas oo loo yaqaanokuwaantaam ama footoon.
Wadaag:
aragtida
Qeexid
aragtida Darwin m.dh (-iyaha ..., m.l) (baay.)Aragtida tadawurka ee ahayd isirka sinjiyadaoo Charles Darwin soo saaray 1859, taas ooilaa hadda dadka qaarkood rumaysanyahaysinjiyadu inay ka soo jeedaan noocyadaabnaqyada hoose, marka loo eego dariiqaddaxulashada dabeeciga.
Wadaag:
aragtida
Qeexid
aragtida kuwaantam m.dh (-iyada ..., m.dh) (fiis.) Aragti ugu horeyntii u soo saaray MaksBlank (1858-1947) oo sharaxaysa kaahawalax madow, wuxuuna soo bandhigay afeefah in tamarta birlabdanabeedku ku baxdo kuna qaadanto qaybo joogto ahayn oo kudhufsanayaal abyoon ah. Tusaale ahaan,tamartu waxa ay u baxdaa baakidho yar yaroo isdabajoog ah. Rakaad kasta oobirlabdanabeed waxa la xiriira baakidhoyaryar oo tamar ah, ma jirto tamar la helo ooka yar baakidhadan, kuwaas oo loo yaqaanokuwaantaam ama footoon.
Wadaag:
aragtiinka
Qeexid
aragtiinka asaasiga ee kalkulaska abynan m.l (xis.) Aragtiin tibaaxaysa xiriirka ka dhexeeyaabyan iyo xigsinayn, taas oo ah, haddiiabyanka f(x)dx uu jiro, iyo urliba fansaarkaf(x) uu jiro f'(x) = f(x) marka a x b; markaf(x)dx = F(b) - F(a).

aragtiinka asaasiga ah ee aljebra m.l (xis.)Isle'eq tibxaale kasta oo leh sansaanka a z +a,z + a z ... +a z + a =o, taas oo a , a , a ,...iwm ay yihiin tirooyin murakab ah oo lehugu yaraan hal xidid oo murakab ah.
Wadaag:
arag1
Qeexid
Hawsha indhuhu jirka u qabtaanee ugu tebiyaan walxaha ka hor imaanayaawaxa ay yihiin.
Muuqaal.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
Wadaag:
arag2
Qeexid
Indhomuuqaal qabasho.
Fiirin.
U a.: arrin sigaar ah cid ula muuqasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g1
Wadaag:
aragxun
Qeexid
Nafley ayjirro, macluul iwm ka muuqdaan ahaansho.
Nafley aan indhaha si fiican wax ugaarkeyn ahaansho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg4
Labdhedig
-umaa, -umayd
Wadaag: