Qeexid

"aragtida kuwaantam m.dh (-iyada ..., m.dh) (fiis.) Aragti ugu horeyntii u soo saaray MaksBlank (1858-1947) oo sharaxaysa kaahawalax madow, wuxuuna soo bandhigay afeefah in tamarta birlabdanabeedku ku baxdo kuna qaadanto qaybo joogto ahayn oo kudhufsanayaal abyoon ah. Tusaale ahaan,tamartu waxa ay u baxdaa baakidho yar yaroo isdabajoog ah. Rakaad kasta oobirlabdanabeed waxa la xiriira baakidhoyaryar oo tamar ah, ma jirto tamar la helo ooka yar baakidhadan, kuwaas oo loo yaqaanokuwaantaam ama footoon."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aragtida oo kali ah:
  • Aragtida Maraykanka Ee Shirka Somalida Uga Socda Kenya.
  • Hase yeeshee odayaasha guurtidu waxay markiiba ka biyo-diideen nuxurka qoraalkooda iyo aragtida ay xambaarsan yihiin, taasina waxay keentay inuu kulankaasi si degdeg ah u soo af-jarmo, iyadoo aan waxba la isla meel-dhigin.