Qeexid
"ld arah2."
[-nay, -ntay]
arahdoon2 ay
arahdoon2 tay
f.mg1"ld arah2."
Wadaag:
Dad miro,xabag, caws, iwm. raadsasho.
f.mg3
-ntay, -natay
Wadaag:
(-oomo, m.dh) Naag aan xorahayn oo la leeyahay oo sidii la doono loogushaqaysto; biddad.
m.dh
Wadaag:
A. ah: tiro dad ah oo u safray in aysoo gurtaan miro, xabag, caws iwm.
ldarahid. ld arahid.
m.l
Wadaag:
(-rhay, -rahday; -rhi) Dad in aysoo gurtaan qaraab miro, xabag, caws iwm usafrid; arahdoon. ld arahdoon2.
f.mg1
Wadaag: