Qeexid

"Xiriirtalafdhabarta qaybteeda sare oo ay feeraha is haystaan."

Qeexid Kale

Sac, saddexda'ood ama ka badan dhalay.

Qeexid Xigta

Xubin hilib ah oo ka koobandhowr ricirood iyo cadkooda.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine