Qeexid
Deri.
Deri.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Xiriirtalafdhabarta qaybteeda sare oo ay feeraha is haystaan.
Qeexid Xigta: Xubin hilib ah oo ka koobandhowr ricirood iyo cadkooda.
Qeexid Kale: Sac, saddexda'ood ama ka badan dhalay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Neef dhawaaq leh, caloosha ka timaadda oo afka ka soo baxda.
Qeexid Xigta: Dhul godan oo aan dhir lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -cday, -catay
Qeexid: ld daac2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld idaacad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Maalinta afraad ee toddobaadka,una dhexeysa talaadada iyo khamiista.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Arax ahaansho (sac).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]