Qeexid

"Maroodiga lab oo raxantahoggaamiya; arbe."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga araye oo kali ah:
  • Qarax la sheegay inuu ahaa nooca dhulka lagu aaso ee Miinada loo yaqaan ayaa saakay aroornimadii hore lala beegsaday ciidamo ka tirsan Dowladda Itoobiya oo marayey agagaarka wadada Maka Al-Mukarama ama jidka shaqaalaha.
  • Qarax lala beegsadey ciidanka Ethiopia Qarax xoogan ayaa saakay abaarihii 6:40 daqiiqo lala beegsaday kolonyo gaadiidka ciidamada Itoobiya oo marayey Suqa Xoolaha, iyadoo aan la ogeyn khasaaraha ciidamada ka soo gaaray qaraxaasi.