Qeexid

"(-llo, m.dh) (kiim.) Koox orgaanig ahsamaysanta marka atam haydarojiin ah lagasaaro haydarokaarboon aroomaatig ah amamid ka farcamay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine