Qeexid
"Quraan ama duco loo akhriyoxoolo lumay si Eebbe bahal iyo tuug ugabadbaadiyo."
"Quraan ama duco loo akhriyoxoolo lumay si Eebbe bahal iyo tuug ugabadbaadiyo."
Wadaag:
Xoolo lumay siEebbe bahal iyo tuug uga badbaadiyo quraanama duco u akhrin.
f.g1
-nay, -ntay
Wadaag:
Waxarbucuun loo akhriyey ahaansho (xoololumay).
f.mg4
-anaa, -anayd
Wadaag:
(-no, m.dh) In lacag ah oo cid wax laga gatay horumar ahaan loo sii siiyo.
m.dh
Wadaag:
(-shmay, -shantay; -shmi) Wax la arbushay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Fariisisinta neef geel ah oo taagan lafariisiyo. ld arrumid.
m.l
Wadaag:
Xaalad xasillooni la'aaneed eecidi ku sugantahay; qas; lab; rabsho.
ldarbushid.
m.l
Wadaag:
Wax laarbushay ahaansho.
f.mg4
-shnaa, -shnayd
Wadaag: