Qeexid
"Xoolo lumay siEebbe bahal iyo tuug uga badbaadiyo quraanama duco u akhrin."
[-nay, -ntay]
arbucuun2 ay
arbucuun2 tay
f.g1"Xoolo lumay siEebbe bahal iyo tuug uga badbaadiyo quraanama duco u akhrin."
Wadaag:
Quraan ama duco loo akhriyoxoolo lumay si Eebbe bahal iyo tuug ugabadbaadiyo.
m.l
Wadaag:
Waxarbucuun loo akhriyey ahaansho (xoololumay).
f.mg4
-anaa, -anayd
Wadaag:
Wax la gadanayo qiimihiisa in ka mid ah qaddimin.
f.g1
-nay, -ntay
Wadaag:
Wax laarbushay ahaansho.
f.mg4
-shnaa, -shnayd
Wadaag:
(-umay, -untay; -umi) Neef geelah oo taagan fariisin.
f.g1
Wadaag:
Xaalad xasillooni la'aaneed eecidi ku sugantahay; qas; lab; rabsho.
ldarbushid.
m.l
Wadaag:
(-shmay, -shantay; -shmi) Wax la arbushay noqosho.
f.mg1
Wadaag: