Qeexid

(-aayo, m.dh) Duggaal kor ka furan,ood ka samaysan, aqallada hortooda lagadhiso oo habeenkii lagu caweeyo ama laseexdo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine