Qeexid
"(-gay; -gtay) ld ardaaggal2."
"(-gay; -gtay) ld ardaaggal2."
Wadaag:
Arrin si dhab ah u faaleyn.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
(-aayo, m.dh) Duggaal kor ka furan,ood ka samaysan, aqallada hortooda lagadhiso oo habeenkii lagu caweeyo ama laseexdo.
m.l
Wadaag:
Roob da'ay biyo dhul ku dhaafid; roob xareed dhul warid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Qof tacliinnidaamsan oo sanado go'an iyo heerar kaladuwan leh ku hawlan.
(dh.) Ilmo duqsiquraan dhigata.
m.l
Wadaag:
Ulo dhaadheer, jil iskula duuban, qaab qaanso leh oo aqal soomaaliga lagu dhiso.
Summad geela lagu dhigo oo leh qaab dhig hoos u jeedda.
m.dh
Wadaag:
(-alay, -ashay; -geli) U a.:nin reer uu gabar ka doonaayo darteed martiugu noqosho. ld ardaadhig2.
f.mg1
Wadaag:
Marti u noqoshada reergabar laga doonayo.
A. ah: nin reer uugabar ka doonayo darteed marti ugu ah. ldardaadhig1.
m.l
Wadaag:
Gabar tacliin nidaamsan oosanado go'an iyo heerar kala duwan leh kuhawlan.
Gabar dugsi quraan dhigata.
m.dh
Wadaag: