Qeexid

"(-llo, m.dh) Qof aan ceebta kaxishoon."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ardaal oo kali ah:
  • Degmada Bardaale ee gobolka Bay, ayaa laga soo sheegayaa inay xiisado colaad oo u dhexeeya ciidamada DFKMG ah iyo kuwa Xarrakatul Shabaab, iyadoo gurmadyo ay soo kala gaarayaan labada dhinac.
  • Sidoo kale Sarkaal isna u hadalay Ciidamada Dowlada ee Maantra tagay Bardaale ayaa warbaahinta u sheegay inay Bardaale isku qaban qaabinayaan saacadaha soo socdana ay weerar ku qaadi doonaan Degamada Xudur oo shalay laga soo saaray.