"Ardaal ahaansho."
Wadaag:
Alaal ahaansho.
m.dh
(-llo, m.dh) Qof aan ceebta kaxishoon.
m.l
Afmaal ahaansho.
Gaal ahaansho.
Jaal ahaansho.
(-aayo, m.dh) Duggaal kor ka furan,ood ka samaysan, aqallada hortooda lagadhiso oo habeenkii lagu caweeyo ama laseexdo.
Ahbal ahaansho.
Fataal ahaansho.
Ciyaal ahaansho.
Walaal ahaan. ld walaaltinnimo, walaaltooyo.
Horyaal ahaansho.
Dabbaal ahaansho.
Dallaal ahaansho.
Dallaal ahaansho. ld dillaalnimo, dullaalnimo.
Dhabcaal ahaansho.
Arax ahaansho (sac).
Federaal ahaansho.
Caadyaal ahaansho (Ilaahay).
Xogogaal ahaan.