Qeexid

"ld irkig1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga argag oo kali ah:
  • "Cid walba oo nabad doonaysa waan la hadlayaa, waxaana diyaar u ahay inaan la qaybsado hogaanka, balse Al-shabaab wax wadahadalo ah oo aan la yeelanayo ma jirto, waayo waa urur argagaxiso ah oo aan nabada doonayn" ayuu ka dhawaajiyay Max'ed Dheere.
  • Taliyaha Ciidanka Booliska ee Magaalada Burco ayaa sheegay in ay nimankani ahaayeen kuwo leh sifooyin argagixiso sidaasi daraadeedna ay hada ku wadaan baadhis oo ay joogaan xarunta dambi baadhista dhaqsana loo hor gayn doono sharciga.