Qeexid
"ld irkig1."
"ld irkig1."
Wadaag:
Wax biyabbiyo ah, sida dhiigga, is-qabsadkooda.
Wax caato darteed, la engega, isku soohma.
Kawrax; engeg. ld hargag1, xarkag1.
m.l
Wadaag:
Hawsha indhuhu jirka u qabtaanee ugu tebiyaan walxaha ka hor imaanayaawaxa ay yihiin.
Muuqaal.
m.l
Wadaag:
Naxdin iyo cabsi weyn oqofka degganaanta ka lumisa.
ldargaggixid.
m.l
Wadaag:
(-xay, -xday; -gixi) Naxdiniyo cabsi weyn oo qofka degganaanta kalumiya la kulmid (qof).
f.mg1
Wadaag:
Dad hubaysan ooargaggax dadka ku rida ama dila.
Naxdiniyo cabsi weyn oo qofka degganaanta kalumisa.
m.dh.u
Wadaag:
Waxargaggaxay ahaansho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Isticmaalid rabash, dil,afduub iyo dhac si loo gaaro ujeeddosiyaasadeed ama si loogu qasbo dawlad inxukunkeedu wax ka beddesho.
m.dh
Wadaag: