Qeexid
"(-xay, -xday; -gixi) Naxdiniyo cabsi weyn oo qofka degganaanta kalumiya la kulmid (qof)."
"(-xay, -xday; -gixi) Naxdiniyo cabsi weyn oo qofka degganaanta kalumiya la kulmid (qof)."
Wadaag:
Naxdin iyo cabsi weyn oqofka degganaanta ka lumisa.
ldargaggixid.
m.l
Wadaag:
Waxargaggaxay ahaansho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Dad hubaysan ooargaggax dadka ku rida ama dila.
Naxdiniyo cabsi weyn oo qofka degganaanta kalumisa.
m.dh.u
Wadaag:
(-xay, -xday; -gixi) Godolkii ku baabi'id, wax la qoonsaday darteed. ld gaagax2.
f.mg1
Wadaag:
Isticmaalid rabash, dil,afduub iyo dhac si loo gaaro ujeeddosiyaasadeed ama si loogu qasbo dawlad inxukunkeedu wax ka beddesho.
m.dh
Wadaag: